Monday, July 14, 2025

Nin hubeysan oo lagu toogtay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Yaaqshiid uu ay ka dhcday fal toogasho ah oo lagu dilay nin  Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ay toogteen nin hubeysan.

Ninka hubeysan ee la dilay ayay kasoo baxayaan warar is khilaafsan, waxaana la sheegay inuu la socday koox hubeysan oo dil ugu geystay askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda Xaafadda Jardiinka, iyadoo ninka dilka geystay ay toogasho ku dileen ciidamada mid kalena ay qabteen.

Ciidamada Amniga ayaa gaaray goobta uu dilku ka dhacay, waxayn baaritaano ku waddaan ninka hubeysan ee la dilay iyo midka oo la sheegay in qabtay. ma jirto wax war ah oo ay arrintan kasoo saareen hay’adaha amniga magaalada Muqdisho

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON