Monday, July 14, 2025

Nin Soomaali ah oo xaaskiisa ku dilay Magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska

Nin Soomaali ah ayaa xaaskiisa ku dilay dalka Ingiriiska, sida ay baahiyeen warbaahinta dalkaasi.

Dhacdadan naxdinta leh ayaa ka dhacdayee UK. Waxaa la sheegay in ninka oo lagu magcaabo Aadan Daahir inuu xaaskiisa Aasiya Cumar uu ku dilay Toorey..

Wararka ayaa sheegaya in arrintan ay ka halatay khilaaf  u dhaxeeyay Aadan Daahir iyo xaaskiisa. Aasiya Daahr oo markii hore dhaawac ahaan loogu qaaday Isbitaalka ayaa la sheegay in markii dambe ay u geeryootay dhaawicii soo gaaray, maadaama Mindida uu meel halis ah kaga dhuftay.

Aasiya Cumar oo aheyd hooyo Soomaaliyeed oo dhalinyaro ah ayaa dilkeeda uu dhacay Isniinti, waxaana gacanta ku haya booliska.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON