Monday, July 14, 2025

Nin Walaalkii ku dilay Magaalada Muqdisho oo la qabtay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin wiil ay walaallo yihiin ku dilay magaalada la qabtay.

Falkan ayaa ka dhacay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, waxaana muran dhex maray kadib la sheegay  in nin lagu magacaabo Abuukar Maxamed oo  da’diisu ka badan tahay 30 jir uu toorey ku dilay walaalkiis ay isku hooyo ahaayeen 20 sano jir ah.

Ninka dilka geystay aya goobta ka baxsaday, waxaana ciidamada Booliska ay soo qabteen ninkaasi, kaasoo xabsiga loo taxaabay.

Waa falkii labaad ee Muqdisho ka dhaca muddo toddobaad gudihiis ah oo laba walaallo ah ay isku dilaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON