Thursday, June 26, 2025

Odayaasha Beelaha Waqooyi oo dalbaday in Doorashada Xildhibaanadooda lagu qabto Xalane [Akhriso Qoraal yaab leh]

Odayaasha iyo salaadiinta beelaha Waqooyi ayaa qoraal ay soo saareen ku dalbaday in xildhibanaadooda lagu doorto xarunta Xalane.

Qoraal ay soo saareen 13 oday dhaqameed oo ah kuwa beelaha Waqooyi ugu jira Odayaasha 135-da Oday ee Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay inay jiraan xaalado amni, handadaad iyo cagajugelyn, waxayna codsadeen si doorashada ugu dhacdo qaab nabdoon in loo wareejiyo aagga Xalane ee UN-ka.

Arrintan ayaa ka dambeysay xarig iyo cagajugley hareysay ergada iyo odayaasha dirta Waqooyi oo dhaliay xaalad adag  oo ay ku diideen in doorashada lagu qabto xarunta Gaadiidka Booliska oo ah goobta dowladda Soomaaliya u qoondeysay inay doorashada Muqdisho ka dhacdo.

AKHRI QORAALKA ODAYAASHA

isaaq-1
isaaq-2

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON