Sunday, July 13, 2025

Odayaasha Cadaado oo Go’aan Culus kasoo saaray Doorashada Galmudug & xiriirka kooxda Ahlu-suna

Odayaasha dhaqanka Beesha Xaaji Saleebaan ayaa war-murtiyeed kasoo saaray go’aan ay ka qaadeen Doorashada Galmudug ee lagu qabanayo magaalada Dhuusamareeb iyo xiriirka kala dhaxeeya kooxda Ahlu suna ee maamusha magaaladaasi.

Qoraal ka kooban 7 qodob oo odayaasha degmada Cadaado ay soo saareen ayey ku caddeeyeen in go’aanka uu qaatay Ra’iisal wasaare Kheyre ee ahaa in lagu qabto shirarka dib u heshiisiinta iyo Doorashada Galmudug uu ahaa mid u gaara Ra’iisal wasaaraha, isla markaana ka hor imaaneysa Dastuurka Galmudug, go’aankii Madaxweyne Xaaf iyo ballantii uu reer Cadaado la galay Ra’iisal wasaaraha.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON