Wednesday, July 16, 2025

Ololihii xariga Amiirada Sacuudiga oo sii xoogeystay & 1700 xisaab Banki oo la xayiray

Waxaa sii xoogeystay ololaha musuqmaasuq la-dirirka ee ka socda dalka Sacuudiga iyadoo dadka la xirxiray ay soo galeen wiilasha ay dhaleen amiirada reer Sacuud iyo kuwa ay adeerrada u yihiin.

Waxaa la soo weriyay in la xayiray xisaab ay Bankiyada dalkaasi ku lahaayeen amiiradaasi oo gaareysa ilaa 1700 account, waxaana xariga uu gaaray dhaxal sugihii hore Maxamed Bin Naa’if iyo xubno ka tirsan qoyskiisa.

Dhaxal sugaha Maxamed Bin Salmaan ee uu dhalay Boqorka talada haya ayaa wada olole uu ku baacsanayo qoyska reer boqor iyo maalqabeenada dalkaasi, waxaana hadda u xiran in ka badna 100 ka mid qoyska.

Waxaa kaloo wararku sheegayaan in dadka la xiray ay ku jiraan dad xiriir la lahaa qoyska reer Boqor iyo wasiirkii hore ee difaaca Boqortooyada Amiir Suldaan Bin C/casiis oo hore geeriyooday.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON