Monday, July 14, 2025

Oromada ku nool Magaalada Boosaaso oo Digniin iyo Qeylo dhaan oo saartay [DHAGEYSO]

Qaar ka mid ah jaaliyadda Oromada ee ku nool magaalada Boosaaso soo saaray baaq iyo digniin wada socda, waxayna dadkooda ku nool dalka Itoobiya  ugu baaqeen in la joojiyo  dhalinyarada Oromada ah ee gala safarada halista ah ee Tahriibta.

Waxaa kaloo arrintan ka hadlay  Haweenka iyo waxgardka ku nool Boosaaso oo ka warramay xaalad naxdin leh oo ay ku sugan yihiin Oromada ku nool magaalada Boosaso iyo Gobolka Bari, waxayna dadka iyo maamulka Puntland  ugu baaqeeen in gargaar loo fidiyo dhalinyarrada Oromada ah.

HOOS DHAGEYSO WARBIXIN VOA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON