Thursday, July 3, 2025

Pizza House Restaurant oo dib loo furayo sanad kadib Qarixii weynaa & Weerarkii Alshabaab [Sawirro]

Sanad kadib qarixii weynaa ee kooxda Alshabaab la beegsaday Baarka caanka ah ee Pizza House ayaa mar kale dayactir lagu sameeyay iyadoo dib loo furayo.

Baarka ayaa si weyn loo qurxiyey loona casriyeeyay, waxaana ka muuqda bilic ka darran markiisii hore, iyadoo milkiilayaasha Baarka ay dayactir heer sare ah ku sameeyeen, kuna soo beegeen furitankiisa bisha Soonfur iyo Ciidul fitriga.

Pizza House ayaa ku yaalla degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, wuxuuna ahaa xarun ay ku nastaan dhalinyaradda dabaqadda dhexe iyo Qurbe joogta isagoo leh muuqaal ka duwan baararka kale ee magaalada Muqdisho, waxaana kooxda Alshabaab ay ku dishay dad ka badan 25 qof markii qarax is-miidaamin ah iyo dabley wada socda ay ku qamaameen 14 June 2017.

DAAWO SAWIRRADA

HOOS KA DAAWO MUUQAALKII PIZZA HOUSE WEERARKII LAGU QAADAY KADIB

Howlgalkii Pizza House oo la soo gababageeyay iyo Meydad laga soo saaray [Sawirro & Warbixin]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON