Monday, July 14, 2025

Prof. Cismaan Dufle oo loo doortay Senatoor ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka

Mid ka mida musharixiinta ugu cadcadaa aqalka sare ayaa ku guuleystay senatornimada Aqalka sare ee maamulka Hirshabeelle.

Prof. Cismaan Maxamuud  Dufle ayaa ku guuleysatay kursiga kursiga labaad ee lagu doorto Baarlamaanka Hirshabelle iyadoo  uu ka guuleystay musharixi la tartamayay ee Jaamac Xuseen Xaashi.

dufle1Prof. Cismaan Maxamuud ayaa noqday masuulkii labaad ee loo doortay xubnaha aqalka sare ee maamulka hirshabeele.

Waxaa weli socda doorashada Aqalka sare oo la filayo in kursigii saddexaad la doorto.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON