Wednesday, June 25, 2025

Prof. Yaxye Sh. Caamir: “Waxaa Qarax lagu xiray Baabuurkeygii, weliba kursigii aan fadhiyay..”

Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo maanta baabuurkiisa lagu qarxiyey magaalada Muqdisho, iyadoo uu ku dhintay walaalkiisa oo gaari waday.

“Waxaa qarax lagu xiray baabuurkeygii, weliba kursigii aan fadhiyay, markaa anniga ayuu baabuurku ii soo socday, waxaana waday wallaalkey oo halkii uu igu dajiyay iigu imaanayey. Kadibna isaga oo aan weli isoo gaarin ayuu gaarigu qarxay…” ayuu yiri Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo qoraal soo dhigay baraha bulshada.

“Alla ha u naxariisto wallaalkey Cumar Sheekh Caamir..” ayuu Yaxye ku soo koobay qoraalkiisa oo isugu jiray tacsi iyo xog warran ku saabsan sidii uu qaraxa u dhacay iyo xaaladii markaas uu ku sugnaa, iyadoo taasi macnaheedu yahay inuu Professor-ka ka badbaaday isku day dil.

Nin la dhashay Aqoonyahan Caan ah oo ku dhintay Qaraxii magaalada Muqdisho

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON