Monday, July 14, 2025

Puntland & Jubbaland oo shaaciyey inaysan Dowladda Federaalka diyaarin karin Doorasho Qof & Cod ah. [War-Murtiyeed]

Waxaa War-murtiyeed ka kooban 16 qodob laga soo saaray Shirkii madaxda Maamul Goboeedyada Puntland iyo Jubbaland uga socday magaalada Boosaaso (18-19 January 2020).

Labada maamul Goboleed aya sheegay in dowladda Federaalka aysan diyaarin karin jawi ay ku dhacdo doorasho Qof iyo Cod ah, waxayna ka horjeesteen dhammaan howlaha ay wado dowladda, sharciyadah ay ansixiyeen labada Gole ee Baarlamaanka.

Qoraalka ayaa lagu yiri: “Labada dowladood- Puntland & Jubbaland- waxay ugu baaqayaan dowladda Federaalka inay joojiso faragelinta ay ku heyso dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka”

HOOS KA AKHRISO WAR-MURTIYEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON