Monday, June 23, 2025

Puntland: Ma aqoonsana xeerarka & Guddiyada Qaran ee Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyay..!

Maamulka Puntland ayaa mar kale soo saaartay qeylo dhaan ku saabsan inaysan aqoonsaneyn guddiyada Qaranka iyo xeerarka uu ansixiyay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxayna ku adkeysatay inaysan dhulkeeda ka dhaqan geli doonin xeerarkaasi iyo guddiyada la sameeyay.

Wasaaradda dastuurka Puntland ayaa fadhiga golaha wakiilada Puntland u gudbiyay warqad lagu xardhay xeerarka iyo guddiyada uu ansixiyay Baarlamaanka Federaalka, iyadoo ku dooday inaan la-tashiyo lagala sameyn maamulada dalka ka jira ee  ka tirsan Federaalka.

Puntlan waxay cuskaneysaa Dastuurka KMG ah ee dalka oo dhinaca kale ay mar waliba sheegto in wax laga bedelay oo aanay xitaa isaga aqoonsaneyn, waxaana qodobada ay cuskatay ka mida:
  1. Qodobadiisa kala 111-aad, farqadiisa 1-aad, iyo 2-aad
  2. Qodobaka 142-aad farqadiisa 2-aad’.
Arrintan ayaa u muuqda mid lagu mashquulinayo golaha wakiilada Puntland oo qaarkood waday olole ah inay la xisaabtamaan xukuumadda madaxweyne C/weli Gaas.
Qoraalka hoos ka akhriso
puntlanda
[ad name=”HTML-1″]
[ad name=”HTML-6″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON