Thursday, June 26, 2025

Puntland oo Amar kasoo saartay Shaqaalaha Ajnabiga ee ka howlgala degaanadeeda

Maamulka Puntland ayaa amar ku bixiyey in la diiwaan geliyo shaqaalaha ajnabiga ah ee ka howlgala degaanada maamulkaasi, kadib wareegto kasoo baxday Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha, dhalinyarada iyo ciyaaraha Maamulka Puntland.

Qoraalka ayaa ku socday shirkadaha iyo hay’adaha caalamiga ah, goobaha caafimaadka, hay’adaha Q/Midoobay ee ka hawlgala degaannada Puntland, kuwaasoo lagu amray nay muddo bil ah gudaheed ah ku soo gudbiyaan xogta shaqaalahooda oo dhameystiran si loo diiwaangeliyo.

Puntland ayaa waxaa ka howlgala shaqaalaha ajnabi ah oo u badan Kenyaati, waxaa kaloo ka howlgala shaqaale kasoo jeeda dalal kale oo u badan kuwa hay’adaha samafalka iyo hay’adaha Q/Midoobay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON