Thursday, April 18, 2024

Puntland oo Amarro culus kasoo saartay Xaaladda Amniga & Cudurka Coronavirus. (Akhriso 14 Qodob)

Kulan degdeg ah oo ay xalay yeesheenMadaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Ku-xigeenkiis Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyo Guddiyada Amniga iyo ka hortaga Cudurka Coronavirus ayaa laga soo saaray 14 qodob oo ay ka mid yihiin amarro lagu soo rogay degaanadaasi.

Kulankan oo intiisa badan looga hadlay xaaladda Amniga Puntland iyo ka hortagga cudurka faafa ee Coronavirus, waxaana laga soo saaray go’aamo ku saabsan xayiraad lagu soo rogay degaanada Puntland oo lagu xadidayo isu socodka dadka iyo gaadiidka.

AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Image may contain: text
Image may contain: text
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON