Sunday, June 29, 2025

Puntland oo dib u bilowday dhismaha Maxjarkii muranku ka taagnaa ee magaalada Gaalkacyo [SAWIRRO]

Puntland ayaa dib u bilowday saaka dhismaha maxjarkii xoolaha ee muranku ka dhashay, kaasoo dhaliyay dagaal shalay dhex maray labada dhinac ee Galmudug iyo Puntland.

Xaaladda magaalada yaa degan saaka iyadoo weli ay jirto xiisadii colaadeed iyo hadalllo kulul oo ay warbaahinta isu mariyeen labada dhinac.

Qasaaraha dagaalkii shalay ayaa gaaray 10 qof oo dhimasho ah, halka dhaawacana uu intaas ka badan yahay. Waxaa jira weli cabsi ku saabsan inuu dagaalku dib u bilowdo, taasoo ay ugu wacan tahay falalka dhinaca Puntland.

maxjar-gaalkacyomaxjar-gaalkacyo1

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON