Sunday, July 20, 2025

Puntland oo ku hanjabtay inay jawaab cad ka bixin doonto Weerarka Somaliland [War-saxaafadeed]

Maamul Goboleedka Puntland aya War cad kasoo saartay xaaladda Gobolka Sool iyo dagaalka ay Somaliland ku soo qaaday degaanka Tukaraq.

Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegay in saaka ay ciidanka Somaliland duullaan Qar iska xoornimo ah ku soo qaadeen degaanak Tukaraq ee Gobolka Sool, kaasoo loola jeedo in lagu carqaladeeyo socdaalka Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya iyadoo Puntland ay sheegtay inay jawaab cad ka bixin doonto.

AKHRISO WAR-SAXAFADEEDKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON