Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng. C/xakiin Xaaji Cumar Camay ayaa waxaa lagu mamnuucay Qaadka kasoo gala dhinaca dhulka ee degaanada Puntland.
Qaadka ayaa loo fasaxay in dadka Puntland ay lasoo dagi karaan, soona dhoofsan karaan ciddii dooneysa inay ka ganacsato, oo kaliya laga soo dejin karo Garoomada magaalooyinka Qardho iyo Gaalkacyo.
Arrintan ayaa la sheegay inay ka danbeysay kadib markii looga maarmi waayey amaanka, sidoo kalana ay muwaadiniin badani sheegeen in qaadku u xiran yahay dad gaar ah in ay keensadaan degaanada Puntland.
Hoos ka akhri wareegtada