Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamul goboleedkii ugu danbeeyay ee taageera dhismaha maamulka cusub ee Hirshabeelle.
Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu bogaadiyay doorashada madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo Cali C/llaahi Xuseen (Guudlaawe).
Akhriso wareegtada