Madaxtooyada maamul Goboleedka Puntland ayaa war kasoo saartay xaaladda amni darro ee ka taagan is-mamulka Soomaalida Itoobiya DDSI.
Puntland ayaa caddeysay inay ka xun tahay dagaalada ahliga ah ee ka dhex qarxay Qowmiyaddaha Soomaalida iyo Oromada, arintaas oo ah mid laga murugoodo in ay maanta shacab aan waxba galabsan dhimanayaan, waxaan qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland lagu sheegay in lagu badbaadineyo Gaadiid lagala soo baxsaday DDSI oo ku soo qulqulaya degaanada Putnland.
AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA