Saturday, June 28, 2025

Puntland oo sheegtay inay qeyb ka ahayd isbedelka ka dhacay Doorashda Soomaaliya [Qoraal]

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa hambalyo qoraal ah u diray madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Qoraalkiisa ayuu sheegay inay Puntalnd qeyb ka ahayd ololihii iyo dadaalkii loo galay in isbedel doorashada Soomaaliya oo waqti badan ay gelisay, kuna qanacsan tahay guusha uu gaaray Madaxweyne Farmaajo.

“Dowladda Puntland waxay caddeyneysaa inay si buuxda ula shaqeyn doonto madaxweynaha al doortay ee Soomaaliya” ayaa lagu yiri qoraalka madaxtooyada Puntland kasoo baxay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON