Wednesday, June 25, 2025

Puntland oo soo bandhigtay dhalinyaro la sheegay inay ku biiri rabtay Al-Shabaab [Daawo Sawirro]

Maamul Goboleedka Puntand ayaa soo bandhigay dhalinyaro ay ku eedeysay inay ku biiri rabtay Alshabaab oo ku sii jeeday Buuraha Galgala.

Dhalinyaradan la la qabtey ayaa la sheegay inay wateen Gaari yar oo nooca raaxada, kaasoo jid qarda-jeex ah ku socday dhul miyi ah, waxayna isugu jiraan 12 rag ah iyo 2 dumar ah.

Wararka ayaa sheegaya inuu ku jiro nin ay isla dhaleeb Somali iyo Ajnabi. Hay’adaha amniga Puntland ee Gobolka Nugaal ayaa sheegay inay baaritaan ku hayaan dhalinyaraddan looga shakiyay Shabaabnimada.

DAAWO SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON