Friday, July 4, 2025

Puntland oo uga digtay Shirkadda Caalamiga ee shidaalka inay maalgashadaan Soomaaliya. [Akhriso]

Maamul Goboleedka Puntland ayaa mar kale hadlay Sharciga Batroolka Soomaaliya ee u saxiixay Madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii ay ansixiyeen labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Qoraal ku qoran luqadaha Soomaaliga iyo Ingiriiska ayaa lagu sheegay in Puntland kasoo horjeedo sharcigaasi oo aan loo marin sifo sharci ah, isla markaana aysan qeyb ka ahayn dhaqangalkiisa, waxaana looga digay Shirkadaha caalamiga ah ee daneynaya kheyraadka dalka inay ka fogaadaan sharciga uu saxiixay Madaxweyne Farmaajo.

HOOS KA AKHRISO

Image may contain: text
Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON