Wednesday, July 2, 2025

Puntland oo war culus ka soo saartay Hiigsiga cusub & Shirka Muqdisho (Akhri Dokument loo diray Beesha Caalamka)

Maamul Goboleedka Puntland ayaa warsaxaafadeed ka kooban  4 Bog ka soo saaray shirka Hiigsiga 2016 ee magaalada Muqdisho maanta lagu soo gabagabeeyay, waxaana qoraalkaasi oo loogu talogalay beesha caalamka kuna qornaa Afka Ingiriiska lagu qoray guud ahaan wixii ay Puntland sheeganeysay inay ku khilaafsan tahay dowladda Federaalka laga bilaabo dastuurka KMG ah oo aanay ahay midkii lagu heshiiyay iyo ugu danbeyn dhismaha maamul Goboleedka Galmudug.

Puntland waxay qoraalka ku sheegtay inaysan wax kalsooni ku ah ku qabin dowladda Federaalka ayna dooneyso in shirweyne la isugu yimaado si xaaladda Soomaaliya looga wadahadalo, waxay kaloo ka horjeesatay dib u dhigista doorashada iyo xil kororsi loo sameeyo dowladda Federaalka.

Qoraalka  oo lagu idleeyay wixii eedeyn ahaa oo ay jeedin kartay ayaa lagu faahfaahiyay qodobo dastuurka ka mida oo la jebiyay inkastoo dastuurkaba ay hore u sheegtay inuusan ahayn kii lagu heshiiyay iyo arrimo fara badan oo hiigsiga cusub 2016-ka ku saabsan.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA PUNTLAND

P01

 

P02

[ad name=”HTML”]

 

P03

P04

Goobjooge.com

 

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON