Monday, July 14, 2025

Q/Midoobay oo War Cusub kasoo saartay Shirka madaxda Soomaalida ee Teendhada Afisyoone

Xafiiska Qaramada midoobay ee Soomaaliya ayaa ku booriyey madaxda Soomaalida ee ku shirsan Xarunta Afisyoone inay heshiis gaaraan.

Qoraal kooban oo kasoo baxay Q/Midoobay ayaa lagu sheegay inay tahay arrin dhiirigelin leh joogista madaxda dowladda federaalka iyo dhammaan maamul Goboleeydada oo lahaa shirar ay albaabada u xiran yihiin 3-4 April si loogu gogol xaaro shirka wadatashiga.

“Waxaan fahamsanahay inay madaxda qorsheynayaan sii wadidda wadahadalkooda, waxaana ku boorineynaa inay heshiis ku gaaraan wadahaladooda muhiimka ah” ayaa lagu yiri Qoraalka kooban ee kasoo baxay Q/Midoobay.

Arrintan ayaa timid kadib markii uu maanta hakad galay kulankii ka socday xarunta Afisyoone oo la sheegay inaan wax horumar ah lagu gaarin, balse lasii anba qaadi doono Talaadadda Berri.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON