Friday, July 4, 2025

Qaar ka mida dhaawacyada Qaraxyadii Baydhaba oo loo duuliyey Magaalada Muqdisho [Sawirro]

Qaar ka mida dhaawacyada Qaraxyadii magaalada Baydhaba ayaa Galabta la keenay magaalada Muqdisho, kadib markii laga soo duuliyey Baydhaba.

Dhaawacyada oo ay diyaarad kasoo qaaday magaalada Baydhaba ayaa gaaraya 8 qof oo ka mida kuwii ugu darnaa ee ku waxyeeloobay Qaraxyadii mattaanaha ahaa ee magaalada  Baydhaba ka dhacay shalay, waxaana intooda badan la geeyay isbitaalka Erdogan (Ex. Digfeer) ee magaalada Muqdisho.

Dhinaca kale wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Baydhaba iyagoo gaarsiiyey shixnad Daawo ah oo ay u dirtay Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON