Friday, June 27, 2025

Qaar ka mida Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo la xiray & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in galabta la xiray qaar ka mida wadooyinka Muqdisho oo laga joojiyey isu socodka dadka iyo gaadiidka.

Ciidamada ammaanka ayaa horjoogsaday gaadiidka dadweynaha Isgoyska Banaadir ilaa madaxtooyada Soomaaliya, taasoo keentay inay xiranto wadadda dheer ee Maka Almukarama iyadoo loo diiday gaadiidka dadweynaha, waxayna ciidamada sababeen ciriiri iyo xaalad jaam ah oo ka dhalatay wadaddaasi oo si weyn loo adeegsado.

Lama oga sababta loo xiray wadadda xilligan oo ah marka uu ugu mashquulka badan yahay oo dadka ay kasoo rawaxaan shaqooyinkooda, waxayse ciidamada qaarkood sheegeen inay jiraan arrimo  amni oo keenay tallaabadan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON