Monday, June 23, 2025

Qabanqaabada soo dhoweynta Ra’iisal Wasaare Kheyre oo ka socota Baydhaba iyo Wararkii ugu danbeeyay..

Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in halkaasi ka socoto qabanqaabada soo dhoweynta Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi la socda oo maanta ku sii jeeda halkaasi.

Amniga Magaalada ayaa ayaa aad loo xoojiyey, iyadoo wadooyinka magaalada lagu xardhay boorar uu ku sawiran yahay Ra’isal wasaaraha oo ka badan 100. waxaana dadweyne fara badan ay xilligan isugu soo baxeen fagaaraha magaalada si ay u soo dhoweyaan wafdiga Ra’iisal wasaare Kheyre oo soo dhammeystay socdaalkiisii degaanada Galmudug.

Ciidamada ilaalada Ra’iisal wasaaraha iyo ciidamo fara badan oo kuwa AMISOM ah ayaa sugaya amniga magaalada, waxaana la filayaa in Ra’iisal wasaare Kheyre uu dadweyne fara badan kula hadlo Garoonka Ayuub ee magaalada Baydhaba.

Ad

Wararka aya sheegaya in taageerayaasha Sheekh Mukhtaar Roobow ay burburiyeen qaar ka mida sawirrada Kheyre ee lagu xardhay magaalada.

Image may contain: 25 people, people smiling, crowd and outdoor

Image may contain: 6 people
Image may contain: 9 people, crowd and outdoor

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON