Monday, July 14, 2025

Qalbi Dhagax oo si Qiiro leh uga hadlay sidii loogu Gacan geliyay dowladda Itoobiya [Daawo Video]

C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii loola dhaqmay markii dowladda Soomaaliya ay u gacan geliay Itoobiya, wuxuuna ka hadlay qaabkii loo afduubtay ee loo dhoofiyey.

“Anigoo indho duuban, oo cago cad, oo qaawan, ayaa caasimaddii Soomaaliyeed la iga dhoofiyay, oo ley jir diley, la i ihaaneystay, balse waxaan ogaaday in aan leeyahay 30 milyan oo walaalo Soomaaliyeed..” ayuu yiri C/kariin Qalbi dhagax oo khudbad qiiro leh ka jeediyay xaflad Qado ah oo ka dhacday magaalada Nairobi.

HOOS KA DAAWO

https://youtu.be/As49iREieiU

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON