Saturday, July 12, 2025

Qarax Caawa ka dhacay magaalada Jowhar iyo faahfaahin laga helay..

Qarax ayaa caawa ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle, iyadoo faahfaahin dheeraad ah laga helayo.

Qaraxa oo goor dhoweyd laga maqlay magaalada Jowhar ayaa kad hacay bar ay ciidamada Amniga ku leeyihiin Xaafada Horseed ee caasimadda Hirshabeelle, waxaana la sheegay inuu ahaa Bam gacmeed, halka warar kale sheegayaan inuu ahaa miino goobta la geliyay.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegay in ciidamada Amniga ay xireen goobta qaraxu ka dhacay, isla markaana ay howgallo ka bilowdeen magaalada.

Qasaaraha qaraxan ayaa si rasmi ah loo shaacin, waxaana dad goobjoogayaal ah ay sheegeen inuu sababay dhaawacyo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON