Tuesday, June 24, 2025

Qarax dad lagu dhaawacay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in sideed qof oo shacab ah ay ku dhaawacmeen weerar loo adeegsaday bam gacmeed oo ka dhacaySuuqa Weyn ee degamada Wadajir.

Bam Gacmeedkan ayaa loola dam lahaa gaari marayay suuqa dhexdiisa xilli suuqa uu ahaa mid aad u mashquul badan oo dadka ay wax ka iibsanaya si ay ugu diyaar garoobaan ciidul fitriga ay buux dhaafiyeen.

Kooxdii bambka tuurtay ayaa durbadiiba ka carartay goobta ay weerarka ka gaysteen. Maamulka degmada Wadajir ayaa sheegay inay ku raad joogaan.

Qaraxan ayaa noqonaya falal is daba joog ah oo Muqdisho ay marti gelisay Bishii Ramadaan oo noqotay tan ugu dhiigga badan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON