Tuesday, July 15, 2025

Qarax Gaari oo Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu caawa qarax ka dhacay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhashay qof  Gaariga loogu xiray waxyaabaha qarxa, iyadoo uu ka dhacay Waaxda Hantiwadaag ee degmada Waaberi, iyadoo wararkii ugu horeeyay ee soo baxa ay sheegeen inuusan jirin qasaare uu dhaliyey qaraxa.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxay qofka qaraxa loogu xiray gaariga ee ka badbaaday, iyadoo wararka qaar ay sheegayaan inuu ka tirsanaa ciidamada dowladda.

Ciidanka amniga yaa xiray nawaaxiga goobta qaraxa gaariga uu ka dhacay, halkaasi oo baaris ay ka sameeyeen, iyadoo aan cidna loo qaban.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON