Tuesday, June 24, 2025

Qarax Gaari oo ka dhacay agagaarka Baar ku yaalla Magaalada Muqdisho [Sawirro]

Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay agagaarka Restaurant Karmel, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Sida ay soo werisay Amiin Ambulance Qaraxa ayaa ahaa gaari waxyaabaha qaraxa lagu soo xiray oo ku qarxay agagaarka Hotelka, waxaan gaariga noociisa uu ahaa NISSAN SURF.

Dhiig ayaa lagu arkay gaariga, iyadoo wararkii ugu horeeyey ee qaraxa ay sheegayaan in qaraxu ahaa mid gaariga lagu xiray. Gudaha gaariga ayaan cidna wax ku noqon iyadoo u muuqday gaari meesha la dhigay oo aanay xilliga qaraxa cidna saaneyn, halka uu ku dhaawacmay qof goobta ku sugnaa.

Ciidamada ammaanka ayaa gaaray goobta qaraxa ka dhacay iyagoo baaritaan ka wada halkaasi, waxaana sidoo kale gaaray gaadiidka gurmadka.

SAWIRRO

 

 

SAWIRKA: Aamin Ambulance
SAWIRKA: Aamin Ambulance

SAWIRKA: Aamin Ambulance

Image may contain: car

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON