Wednesday, July 9, 2025

Qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Gaari lagu xiray waxyaabaha qarxa ayaa saaka ku  qarxay agagaarka Isbitaalka Martiini, degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa loogu xiray mid ka mida shaqaalaha Wasaaradda Waxbarashada dowladda Federaalka, waxaana ka soo gaaray dhaawac culus oo sbabay inuu lugihiisa ku waayo.

Ninka lagu qarxiyay gaarigiisa ayaa magaciisa lagu sheegay Cabdulqaadir cusmaan Faarax (Dr-Yare), waxaana goobta gaaray ciidamo iyo gurmad loo fidiyay.

Qaraxyada Muqdisho ayaa noqday kuwa is daba joog ah oo xaaladda ammaanka caasimadda ka dhigay midkii ugu xumaa muddooyinkan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON