Wednesday, June 25, 2025

Qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu danbeeyay

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Qarax gaari ka dhacay agagaarka Isgoyska Soope ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa waxaa geystay Gaari waxyaalaha qarxa lagu soo xirey ooa ka dhigay meel ku dhow isgoyska Zobe ee magaalada Muqdisho, waxaana wararkii ugu danbeeyay ay sheegayaan in shaqaale u shaqeeya hay’ado samafal ay ku dhaawacmeen.

Qaraxa ayaa saameyn ku yeeshay  isu socodka dadka iyo gaadiidka, waxaanala sheegay in loogu xiray shaqaale samafal gaari ay wateen, kaasoo qarxay xilli Gaariga uu marayay meel u dhow isgoyska Soope, siiba Laami-yaraha.

SAWIRRO: Faafhaahin ku saabsan Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho & Qofkii loogu xiray oo geeriyooday

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON