Monday, July 14, 2025

Qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho & Warar laga helay…

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxa gaari uu goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ahaa gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa, kaasoo ku qarxay agagaarka isgoyska Dabka oo u dhow Iskuulka Hoose/Dhexe ee Dhagaxtuur, iyadoo ay halkaasi gaareen ciidamada amniga oo goobtaasi xiray.

Gaariga ayaa la sheegay inuu lahaa xildhibaan hore oo magaciisa lagu sheegay C/waaxid, kasoo ku jiray masjidka u dhow isgoyska Dabka xilliga qaraxa, waxaana dhaawac kasoo gaaray qof wadadda marayey.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON