Friday, June 27, 2025

Qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay..

Qarax Gaari ayaa goor dhoweyd ka dhacay Isgoyska Shineemo Nasri, agagarka Isbitaalka Digfeer, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.

Gaari la sheegay inuu kusoo beegmay wado xiran oo ku dhow Isgoyska Digfeer, waxaana ka shakiyey ciidamada amniga oo rasaas ku riday, laakiin gaariga ayaana cidna kasoo bixin, waxaana halkaasi laga fogeeyay dadka iyo gadiidka, iyadoo muddo saacad ah kadib uu halkaasi ku qarxay.

Qaraxa oo aha mid xoog leh ayaa la hubnaa inay ku dhinteen dadkii ama qofkii ku dhex jiray gaariga oo aan marna kasoo degin mudadda dheer la hor taagnaa, waxaana Ciidamada Amniga ee ka hortagay Qaraxa agagaarka Agagaarka Digfeer ay rumeysamn yihiin in qof ama laba qof ay saarnaayeen gaariga.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON