Sunday, July 13, 2025

Qarax Is-miidaamin ah oo ka dhacay Caasimadda Muqdisho iyo Faahfaahin laga helay…

Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay caasimadda Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay qaar ka mida degmooyinka Gobolka Banaadir.

Wararkii ugu horeeyay ee Qaraxa ayaa sheegaya inuu geystay qof is-miidaamiye ahaa oo isku soo xiray Waxyaabaha qarxa, kaasoo isku dhex qarxiyay Maqaayad ku taalla agagaarka Isgoyska Jubba.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu geystay qasaare kala duwan, waxaana maqaayadda lala beegsaday ay u dhowdahay xarunta Booliska Gobolka Banaadir, waxaana ku sugnaa dad isugu jira shacab iyo ciidamo.

Ilaa 3 askari ayaa la sheega inay ku dhinteen qaraxa iyo ruuxa is miidaamiyey, waxaana ku dhaawacmay ilaa 10 kale.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON