Wednesday, July 2, 2025

Qarax iyo Rasaas caawa ka dhacay Magaalada Kismaayo

Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ee maamulka Jubba ayaa sheegaya halkaasi laga maqlay qaraxyo iyo rasaas.

Bambo gacmeed ayaa la sheegay in lagu weeraray xarun ay ku sugnaayeen ciidamada amamanka oo ka mida xaafadda Booliska ee Kismaayo.

Qaraxa kadib ayaa ciidamadii lasoo weriyay inay rasaas fara badan rideen, iyadoo ay ka baxsadeen goobta. Waxaana al sheegay in qaraxa iyo rasaasta ay dhaliyeen dhaawacyo kasoo gaaray dhowr qof.

Ciidamada fara badan ayaa la geeyay goobta qaraxa ka dhacay oo baaritaano laga sameeyay, laakiin ma jirin cid loo qabtay qaraxa.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON