Sunday, July 6, 2025

Qarax ka dhacay Magaalada Garowe & Wararkii ugu danbeeyay Mas’uuliyiinta lala beegsaday…

Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa sheegyaa inuu qarax caawa ka dhacay magaalada.

Qaraxaasi ayaa lala beegsaday guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xasan Xersi oo wararku sheegayaan inuu dhaawac culus kasoo gaaray qaraxaasi. Waxaa kaloo qaraxa ku dhaawacmay 2 qof oo kale.

Dadka qaraxan ku dhaawacmay waxaa ka mida taliyihi hore ee Booliska Gobolka Nugaal Faaraxa Galangooli; waxaana dhaawacyada la geeyay Isbitaalka magaalada Garowe.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in qaraxa uu geystay qof ismiidaamiyey oo la sheegay inuu ku soo orday, iskuna qarxiyey saraakiil ka tirsan maamulka Gobolka Nugaal.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON