Thursday, June 26, 2025

Qarax ka dhacay Magaalada Marka, Gobolka Shabeelaha Hoose

Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose.

Qaraxa ayaa lala beegsaday ciidamada AMISOM, mana jiraan wax war ah oo ka soo baxay, Dadka degeenka ayaa ku waramaya in Qaraxa oo ka dhacay Magaalada Marka kadib la maqlay rasaas.

Magaalada Marka oo dhowaan la wareegeen Al-Shabaab, waxay u kala qeybsan tahay labada dhinac, waxaana lagu wadaa inay maanta gaaraan wafdi ka socda Midawga Afrika.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON