Monday, June 23, 2025

Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhoweyd uu qarax ka dhacay degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.

Qaraxan oo ahaa Miino jidka la dhigay ayaa ka dhacay Wadada Kulliyada Jaale Siyaad ee degmada Deyniile, iyadoo lala beegsaday Gaari ay la socdeen ciidamada dowladda Soomaaliya oo halkaasi marayey, sida ay sheegeen dadka degaanka.

Wararkii ugu horeeyay ee Qaraxa laga helay ayaa sheegaya in Ciidamada dowladda ay ka badbaadeen qaraxa, balse rasaas ay fureen ay dhaawacyo u geysatay dad rayid ah, waxaana goobta ka dhowaa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON