Friday, July 4, 2025

Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu danbeeyay

Qaraxa Gaari ayaa ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay inta badan magaalada.

Qaraxa ayaa ahaa Gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa oo yaallay dhinaca danbe ee Bannaanka Iskaashatada Gaadiidka Gobalka Banaadir, iyadoo wararka kala duwan kasoo baxayaan qasaaraha ka dhashay.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in Gaariga qaraxa lala beegsaday u u lahaa Sarkaal ka tirsan Ciidamada Booliiska Soomaaliya oo wararku sheegayaan inuu ku dhintay.

Ciidamada Amniga ayaa gaaray goobta qaraxa ka dhacay, waxayna xireen halkaasi oo baaritaan laga bilaabay, waxaana goobta ku sugan ciidamada ilaalada Madaxtooyada.

AKHRISO FAAHFAAHINTA QARAXA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON