Saturday, July 5, 2025

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu danbeeyay

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagarka Madaxtooyadii C/qaasim, Degmada Hodon.

Qaraxa ayaa ahaa miino ayaa lala beegsaday Gaari Land Cruizer (Cabdi Bille) ah oo ay la socdeen ciidamada dowladda, waxaana jira qasaare kala duwan oo qaraxa dhaliyey. Ciidamada ayaa rasaas furay qaraxakadib, iyadoo la xiray goobta uu qaraxu ka dhacay, ciidamada Amniga ayaana gaaray halkaasi.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in qaar ka mida askartii la socotay Gaariga la qarxiyey ay ku dhinteen, qaarna ay ku dhawacmeen

LA SOCO WIXII SOO KORDHA…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON