Saturday, June 28, 2025

Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay..

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Hodon, agagaarka Trebuunka meel u dhow madaxtoyadii C/qaasim.

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay xaafado ka mida caasimadda ayaa wararkii ugu horeeyay sheegayaan inuu qaraxu ahaa miino halkaas la dhigay, waxaana ku dhintay sadex qof oo ay ku jiraano hooyo iyo ilmo ay dhashay.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in ciidamada amniga ay halkaasi gaareen, iyadoo la xiray goobta qaraxu ka dhacay.

LA SOCO FAAHFAAHINTA…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON