Monday, July 14, 2025

Qarax ka dhashay Mobile SAMSUNG ah oo gubay Guri ku yaala Magaalada Boosaaso [Sawirro]

Qarax uu dhaliyay telefoon gacan-qaad ah (Mobile) nooca Samsung Galaxy ayaa sababay inuu gubto guri Filo ah oo ku yaalla magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, maamulka Puntland.

Mobile-ka ayaa la sheegay in ku jiray Jaarjar (charger), waxaana dhacday inuu mar kaliya qarxay, qaraxa oo keenay inuu dab qabsado guriga oo intiisa badan gubtay, saqafkiiba bas beelay.

Dad soo gurmaday ayaa ka qeyb qaatay daminta dabka guriga oo markii dambe la baktiiyay, laakiin qasaare xoog leh gaarsiiyay Guriga.

Telefoonada Samsung nooca Note 7 ayaa hore ciladan qaraxa ah  kusoo baxday, waxaana laga saaray suuqyada, si dib loogu habeeyo.

DAAWO SAWIRRO

IMG-20170314-WA0015

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON