Tuesday, July 15, 2025

Qarax Labaad oo ka dhacay Magaalada Muqdisho & Xaaladda oo kacsan…

Qarax labaad goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib qaraxii joowaad oo lagu weeraray xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda Soomaaliya oo u dhow Isgoyks Jubba.

Qaraxa labaad ayaa wararku sheegayaan inuu ka dhacay meel u dhow halka uu ka dhacay qaraxa koowaad, waxaana kacsan xaaladda goobta qaraxyadu ka dhaceen iyadoo ciiidamo fara badan la dhigay halkaasi.

Xarunta qaraxa lala beegsaday ayaa waxaa ku dhegan xarunta Taliska Booliska G/banaadir iyo wasaarado kale.

Qaraxii koowaad ayaa markii uu dhacay kadib la la maqlay rasaas xoog leh ay goobtaasi ka dhacday, iyadoo ciidamada amniga ay halkaasi xireen.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON