Monday, June 23, 2025

Qarax loo adeegsaday Gaari-gacan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga hekayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax Gaari uu saaka ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xaafadda Siinay, degmada Wardhiigley ee G/Banaadir.

Qaraxa oo ahaa Miinadda nooca dhulka lagu aaso ayaa la sheegay in lagu soo hoos qariyey Gaari-gacan la dhigay goob ay ku sugnaayeen ciidamada qaada Canshuurta ee Suuqa  Siinaay, iyadoo ay miinadii ku qaraxday.

Askarta Canshuruta ee qaraxa lala beegsaday ayaa ku sugneyd qeybta Khudaarta ee Suuqa Siinay oo ah goob si weyn looga adeegto, waxaana qaraxa ku dhaawacmay hal Askari oo ka tirsan Ciidanka Minishiibiyadda iyo qof kale.

Ad

Ciidamada Amniga dowladda ayaa gaaray goobta uu Qaraxu ka dhacay, waxaana halkaasi ay ka sameeyeen howlgallo, iyadoo aan la helin ciddii ka danbeysay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON