Friday, June 27, 2025

Qarax maanta ka dhacay magaalada Muqdisho & Dad Shacab ah oo ku dhaawacmay…

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax ka dhacay Isgoyska Black Sea ee jidka Soddonka uu dhaliyey qasaar u badan dhaawac.

Qaraxan oo warar kala duwan laga helay ayaa sheegaya inuu ahaa Bam gacmeed, waxaana lagu qaaday ciidamo Taraafiko ah oo goobta ka dhowaa, balse waxaa ku dhaawacmay 5 qof oo laba ka mida dhaawacoodu culus yihiin.

Dadka ku dhaawacmay qaraxa ayaa ahaa Gaadiidley, nin sarifle ah iyo laba gabdhood, waxaana dhaawcayada loo kala qaaday Isbitallada Muqdisho.

Xalay ayey ahayd markii Bam lagu weerarray ciidamo ku sugnaa Isgoyska Afarta jardiin, waxaana sidoo kale xaafadda Macmacaanka lagu dilay qof rayid ahaa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON