Wednesday, July 9, 2025

Qarax Miino qasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax Miino kuwa dhulka lagu aaso ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Heliwaa.

Qraxan ayaa haleelay gaari kuwa shacabka ah, waxaana wararku sheegayaan inuu dhaliyay qasaare iyadoo ay ku dhaawacmeen laba qof.

Dadka dhaawacmay ayaa la dhigay isbtilaada, waxaana goobta qaraxu ka dhacay gaaray cidiamo ka tirsan dowladda iyadoo baaritaano ka sameeyay halkaasi.

Ma jirto cid sheegatay qaraxan, waxaana la filayaa in loola dan lahaa ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON