Friday, July 4, 2025

Qarax weyn oo ka dhacay Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Sh/Hoose & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in degmada Wanlaweyn uu maanta ka dhacay Qarax Miino oo culus, kaasoo laga maqlay guud ahaan degmadaasi.

Qaraxa Miinada dhulka lagu aasay ayaa lala eegtay gaari Cabdi Bille ah oo ay wateen Ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka, inkastoo markii gaariga si dirqi ah uga baxsaday inuu haleelo qaraxa.

Qaraxa ayaa ka dhacay Aargada Muuri ee degmada Wanlaweyn oo ah goob aad u mashquul badan, waxaana halkaasi lagu iibiyaa Qaadka iyo alaabo kale. Dadka degaanka auaa sheegay in uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray dadkii halkaasi ka dhowaa ee rayidka ahaa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON